Feer-feer Media Network.

1611,winterveldt, Pretoria, 0192
Feer-feer Media Network. Feer-feer Media Network. is one of the popular Media/News Company located in 1611,winterveldt ,Pretoria listed under Media/News Company in Pretoria ,

Contact Details & Working Hours

More about Feer-feer Media Network.

Waa mareeg madax banaan oo soo tebisa warar iyo macluumaad dhamaystiran oo dheelitiran islamarkaana ku dhisan xaqiiqo iyo xog-ogaalnimo,kana fog been iyo buun-buunin toona.Ujeedadeeda koowaad waa sidii ay guud ahaan bulshada soomaaliyeed ugusoo gudbin lahayd wararka iyo macluumaad kala duduwan ee ka dhacaya dhulkooda kuna saabsan dadkooda iyo Diintooda.

Waa shabakad loo wada simanyahay oo qof walbaahi xaq usiinaysa inuu kusoo bandhigo waxkasta oo aan ka hor imaanayn Shareecada islaamka iyo Dhaqanka suuban ee soomaalida.Waxa ayna akhristayaashu fursad usiinaysaa in ay usoo gudbiyaan fikradooda iyo fahamkooda saliimka.Sidoo kale waxa ay shabakadani soo dhawaynaysaa wax kasta oo dhaliil ama dhiira gelin ah.

Kala xidhiidh maamulka cinwaanka ah:

Maamulka@feer-feer.com

Mahadsanidiin!

Map of Feer-feer Media Network.

OTHER PLACES NEAR FEER-FEER MEDIA NETWORK.